Hambalyo Dhalasho, C/raxman Macalin Da’ud & Miski Xasan Muuse Oo Wiil Ugu Dhashay Magaalada Muqdisho.

0
Saturday December 20, 2008 - 13:05:47 in Tahniyad by Central Office. Office
  • Visits: 1822
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Dhalasho, C/raxman Macalin Da’ud & Miski Xasan Muuse Oo Wiil Ugu Dhashay Magaalada Muqdisho.

    Waxa Dhalasho Farxad Leh Hawada Loo Marinayaa Ustaad C/raxman Macalin Da’ud (Black) & Miskiintiisa Miski Xasan Muuse oo Wiil Ugu Dhashay Magaalada Muqdisho Degmada Kaaraan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa Dhalasho Farxad Leh Hawada Loo Marinayaa Ustaad C/raxman Macalin Da’ud (Black) & Miskiintiisa Miski Xasan Muuse oo Wiil Ugu Dhashay Magaalada Muqdisho Degmada Kaaraan.

 

 

Hambalyaadaan Qiimaha Badan ayaa waxa Dirayo
Dhamaan Dadka kala ah .

1. C/raxman Sheekh Axmed Yare
2. C/raxman Sheekh C/llaahi
3. C/raxman Sheekh Cali
4. C/raman Sheekh Abuukar
5. C/raxman Max’ed Cali
6. C/raxman Axmed Xaaji
7. C/raxman Xasan Gurey
8. C/raxman Max’ed Ax’ed Yare
9. C/raxman Max’ed Macalin Da’ud
10. C/raxman Xaaji Axmed

Dhamaan Dhalinyaradaani ayaa waxa Dhalasho Cawo iyo Ayaan leh hawada umarinayaan Ustaad C/raxman Macalin Da’ud & MIski Xasan Muuse oo Wiil Ugu dhashay Magaalada Muqdisho Taariikhda Marka ay Eheed 9/11/2008 Wiilkaas oo loo bixi Max’ed C/raxman Macalin Da’ud (Maxamadul Hadi) waxana Leenahay Maxamdow Noqo Kii Dalkiisa, Dadkiisa, Diintiisa iyo Dantisia  Anfaca Aamiin.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip