Dhalasho Xiiso iyo Kalgacal elh Cumar Sheekh C/raxman & Caasho Sheekh C/llaahi oo Wiil Udhashay.

0
Saturday December 20, 2008 - 13:20:27 in Tahniyad by Central Office. Office
  • Visits: 1263
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhalasho Xiiso iyo Kalgacal elh Cumar Sheekh C/raxman & Caasho Sheekh C/llaahi oo Wiil Udhashay.

    Waxa Dhalasho Farxad iyo Cawo leh Internetka loo Marinayaa Cumar Sheekh C/raxman iyo Caasho Sheekh C/llaahi oo Wiil Ugu Dhashay Degmada Warsheekh ee Gobolka Sh/Dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa Dhalasho Farxad iyo Cawo leh Internetka loo Marinayaa Cumar Sheekh C/raxman iyo Caasho Sheekh C/llaahi oo Wiil Ugu Dhashay Degmada Warsheekh ee Gobolka Sh/Dhexe.

 

 

Waxa Tahniyadaann Diarayo Asxaabta Kala ah

 

1. Axmed Sheekh C/raxman Suufi
2. Maxamed Sheekh Cumar
3. C/raxman Sheekh Abuukar
4. Axmed Sheekh Da’ud
5. Cisman Sheekh C/raxman
6. C/llaahi Sheekh C/raxman
7. Aweys Sheekh Cumar
8. Craxman Maxamed Macalin
9. C/raxman Axmed Xaaji
10. Abduqaadir Max’ed Xusen

Dhamaan Axaabtaan waxa Tahniyad Farxad leh Hawada Umarinayaan Cumar Sheekh C/raxman iyo Caasho Sheekh C/llaahi oo WIil Ugu Dhashay Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeelaha Dhexe  iyadoo loo Bixiyay Maxamed Amiin waxa ayna leeyihiin Maxamed Mininka Waa laguugu Arkay ee  Madarka halaguugu arko Aamiin Aamiin Aamiin.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip