Tahniyad Dhalasho: Caa'isha C/raxman Xaaji Axmadey

0
Monday November 25, 2013 - 15:38:01 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 3231
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tahniyad Dhalasho: Caa'isha C/raxman Xaaji Axmadey

    Waxa dhambaal tahniyad dhalasho ah hawada loo marinayaa Aabe C/raxman Xaaji Axmed Xaaji Maxamud Maxaadey iyo Hooyo Safiyo Sheekh Cumar Sheekh Maxamed Sheekh Cabdi oo gabar ugu dhalatay degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho taariikhda marka ay ahee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa dhambaal tahniyad dhalasho ah hawada loo marinayaa Aabe C/raxman Xaaji Axmed Xaaji Maxamud Maxaadey iyo Hooyo Safiyo Sheekh Cumar Sheekh Maxamed Sheekh Cabdi oo gabar ugu dhalatay degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho taariikhda marka ay aheed 24-Nov-2013 waxana loo bixiyay Caa'isho yarey, oo bar baar . Tahniyada dhalashada Caa’isha ayaa waxa kaqeyb qaadanayo dhamaan Maamulka iyo shaqaalaha shabakada warsheekh iyo sidoo kale qaar kamid ah Ehelka, Waalidiinta iyo Walaalaha Qoyskaan ee kusugan magaalada Nairobi.

Qaar kamid ah magacyada

Sheekh Cisman Sheekh Muxumed
C/raxman Siid Maxamud
Maxamud Sheekh Axmed Yare
Sheekh Isxaaq Xaaji Muuse
Cabdicasiis Macalin Daa'uud
Muumin Muxidiin Axmed
C/raxman Xaaji Cabdulaahi
Yuusuf Shiikheey Xaaji
C/raxman Cabdulaahi Boote
C/raxman Maxamed Cali
Xasan Cabdi Xaaji
Cumar Sheekh Axmed yare
Cabduqaadir Cabdulaahi Macalin
Axmed Baraawe
Muuse Xaaji Buubaal
Cali Sheekh Axmed Yare
C/raxman Axmed Cumar Gaab
Hooyo Faadumo Sheekh C/raxman
Hooyo Xaliimo Gurey
Hooyo Madiino Gurey
Hooyo Madiino Muxumed Nuur
Hooyo faadumo Buraash
Aamino Sheekh Ibraahim
Kaltuun Xaaji Muxumed
Khadiijo Gurey
Maano Nuur Cali
Deeqo Axmed Muuse
Sacdiyo Cisman Gacaney
Safiyo Xaaji Axmed Xaaji Maxamud
Sacdiyo Maxamud Hiraabe
Xabiibo Cabdulaahi Cali Agaasime
Fadumo Xasan Gurey
Faa’iso Maxamed Sheekh Axmed yare
Aamino Zahro Maxamed Sheekh Axmed yare
Caa’isho Maxamed Sheekh Axmed Yare.
Maxamed Amiin C/raxman Xaaji Cabdullaahi
Axmed C/raxman Xaaji Cabdullaahi

Guud ahaan bahdaan oo isku duuban waxeynu leeyihiin Caa’isho C/raxman Xaaji Axmed Noqo tii dalkeeda ,dadkeeda iyo Diinteedaba anfacda , AAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAMIIIIIIIIIIIIIIN>


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip