Hambalyo Aroos‏: Cabaas Axmed Wiif & Saciido Maxamed Maxamuud oo aqalgalkoodu ka dhacay Muqdisho

0
Friday January 17, 2014 - 10:44:57 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 3981
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Hambalyo Aroos‏: Cabaas Axmed Wiif & Saciido Maxamed Maxamuud oo aqalgalkoodu ka dhacay Muqdisho

    Waxaan halkan Hambalyo iyo Boggaadin uga direynaa Lammaanaha Boqor Cabaas Axmed Wiif iyo Boqorad Saciido Maxamed Maxamuud oo aqalgalkoodu ka dhacay Magaalada Muqdisho, waxaan leenahay guri barwaaqo iyo galadba alle haydinku guuleeyo, wiil iyo caano g

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan halkan Hambalyo iyo Boggaadin uga direynaa Lammaanaha Boqor Cabaas Axmed Wiif iyo Boqorad Saciido Maxamed Maxamuud oo aqalgalkoodu ka dhacay Magaalada Muqdisho, waxaan leenahay guri barwaaqo iyo galadba alle haydinku guuleeyo, wiil iyo caano gabar iyo caano, Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax, waxaa halkan uga diraya Hambalyada iyo tahniyadaba eheliyadooda iyo asxaabtooda oo kala joogta dunida dacaladeeda
Hooyo Saciido Joorje

Liin Axmed Wiif

Amaal Axmed Wiif

Deeqo Axmed Wiif

Maxamed Axmed Wiif iyo Xaaskiisa Hani Maxamed Cabdi

Idiris Axmed Wiif

Deeqoow Abuukar wiif

Faxdi Abuukar wiif

Cumar Abuukar Wiif



Caasho Abuukar Wiif

Ismaaciil Abuukar wiif

Xasan Galad Abuukar Wiif

Iyo Dhammaan reer wiif oodhan meel ay kala joogaan.



Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Farxiyo Maxamed Cabdi





Guuluhu badhaadhiyo

Guryo samo negaadiyo

Farxad aan gayoobayn

Nimco gaar idiin yeel

Ubadkana gardaadiya

Wiilal iyo gabdhaba abid.



Guri gacal ku soo hiro

Noqda lagama guuraan.



Aaamiin Aaamiin Aaamiin
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip