“Adriano Ma aadayo Kooxda Roma” Sidaa waxaa Yiray Wakiilkiisa Gilmar Rinaldi

0
Thursday July 31, 2008 - 20:57:22 in Sports by Central Office. Office
  • Visits: 2099
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    “Adriano Ma aadayo Kooxda Roma” Sidaa waxaa Yiray Wakiilkiisa Gilmar Rinaldi

    Weeraryahanka Reer Brazil Adriano oo lagu tirinayo in uu qeyb ka yahay Ciyaartooyda uu Sanadkaan lasoo Shirtagi doono Jose Morinho,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weeraryahanka Reer Brazil Adriano oo lagu tirinayo in uu qeyb ka yahay Ciyaartooyda uu Sanadkaan lasoo Shirtagi doono Jose Morinho,

 

Weeraryahanka Reer Brazil Adriano oo lagu tirinayo in uu qeyb ka yahay Ciyaartooyda uu Sanadkaan lasoo Shirtagi doono Jose Morinho,

Adriano oo lala xiriirinaayay in uu u wareegaayo Naadiga Roma ayaa waxaa soo baxday in uu sii joogaayo Magaalada Milano oo ay ka ciyaarto Naadiga Inter Milan  sidaa waxaa yiray Wakiilkiisa, Adriano wuxuu sameeyay wax wanaagsan wuxuuna sii joogayaa Inter

Hadalka Kasoo yeeray Wakiillka Cayaaryahankaan Caalamiga ah ee Reer barazil ayaa waxa si aad ah usoo dhaweeyay Taageerayaasha Naadiga Kubada Cagta ee Inter Milan

  Hassan Omar Osman (Jaana)
xasanjuungal@hotmail.com
  Tel:- 5541199 Email:-
Warsheekh, muqdisho.

 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip