Taageerayaasha Real Madrid Oo Dalbanaya In Kooxda Aysan Fasixin Karim Benzema

0
Wednesday March 05, 2014 - 09:39:07 in Sports by
  • Visits: 1136
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taageerayaasha Real Madrid Oo Dalbanaya In Kooxda Aysan Fasixin Karim Benzema

    Wargayska Defence Central ayaa shaaciyay cod bixin uu ka qaaday taageerayaasha kooxda Real Madrid kaas oo ku aadan in kooxda ay soo iibsato weeraryahanka Man City Sergio Aguero

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wargayska Defence Central ayaa shaaciyay cod bixin uu ka qaaday taageerayaasha kooxda Real Madrid kaas oo ku aadan in kooxda ay soo iibsato weeraryahanka Man City Sergio Aguero

37% taageerayaashii codka dhiibtay ayaa sheegay in weerarka kooxda uu ku haboonyahay Karim Benzema marka loo fiiriyo wixii uu soo bandhigay sanadkaan 2014 kadib markii uu kooxda u dhaliyay 21 gool.

38% taageera yaashii codka dhiibtay ayaa sheegay in Benzema uu san ahayn weerar yahan ay maalinkasta u saarantahay sidaas darteedna ay fiicantahay in kooxda ay soo iibsato Sergio Aguero dhamaadka xili ciyaareedkan.

25% taageera yaashii codka dhiibtay ayaa sheegay in ay wanaagsan tahay in kooxda ay lasoo wareegto Segio Aguero laakiin waxay sheegeen waa in lacagtiisa aysan kabadan 50 milyan oo Euro.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip