Xidiga xulka wadanka England Walker Oo Laga Saaray Xulkaasi "Sababta"

0
Wednesday March 05, 2014 - 09:58:24 in Sports by
  • Visits: 1854
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xidiga xulka wadanka England Walker Oo Laga Saaray Xulkaasi "Sababta"

    Daafaca Midig ee kooxda Totenham Kyle Walker ayaa laga saaray xidigaha xulka dalka England oo waji doono kulan saaxibtinimo xulka dalka Denmark kadib dhaawac soo gaaray xidigaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daafaca Midig ee kooxda Totenham Kyle Walker ayaa laga saaray xidigaha xulka dalka England oo waji doono kulan saaxibtinimo xulka dalka Denmark kadib dhaawac soo gaaray xidigaan

club’s official website ayaa maanat xaqiijisay in wiilka kooxda Totenham Walker uu sidoo kale uu ka maqnaan doono kooxdiisa Totenham ilaa iyo afar Kulan kadib dhaawaca soo gaaray oo aad u daran xidigaan daafaca Midig ka ciyaara

Dhanka kale Glen Johnson oo LIverpool ka tirsan iyo Chris Smalling  oo Manchester United ka tirsan ayaa lagau soo dary xulka kuwasoo dabuuli doono booska daafaca Midig ee kooxda Totenham Kyle Walker

Xulka dalka Three Lion ayaa habeen dambe la ciyaari doono xulka dalka Denmarka kulan saaxibtinimo

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip