Juventus Oo Ku Soo Biirtay Tartanka Loogu Jiro Saxiixa xidiga man united Van Persie.

0
Wednesday March 05, 2014 - 10:04:11 in Sports by
  • Visits: 1433
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Juventus Oo Ku Soo Biirtay Tartanka Loogu Jiro Saxiixa xidiga man united Van Persie.

    Kooxda Juventus ayaa doonaysa inay markale tartan u gasho weeraryahanka kooxda Man United Van Persie kadib markii ay ku guul daraysteen saxiixa laacib kaan 2012 markaas oo uu ku biiray Man United.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Juventus ayaa doonaysa inay markale tartan u gasho weeraryahanka kooxda Man United Van Persie kadib markii ay ku guul daraysteen saxiixa laacib kaan 2012 markaas oo uu ku biiray Man United.

Tutto Mercato ayaa shaacisay maanta in kooxda hogaanka u haysa horyaalka talyaaniga ee Juventus ay mar kale ku fikirayso suurto galnimada ay kulasoo wareegi karto 30 jir kaan ree Holland.

Van Persie ayaa horay loo shaaciyay inuu doonaayo inuu isaga tago kooxda Man United dhamaadka xili ciyaareed kan, Juventus ayaana doonaysa inay ka dul qaado kooxaha kale ee doonaya saxiixa Van Persie marka uu furmo suuqa kala iibsiga ee xaggaaga.

Van Persie ayaa ku soo biiray kooxda Man United 2012 isagoona kasoo dhaqaaqay kooxda Arsenal wuxuuna laqaaday kooxda Man United 2 koob

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip