Rosicky Oo Ku Faraxsan Heshiis Kii Uu U Kordhiyay Arsenal.

0
Wednesday March 05, 2014 - 10:08:55 in Sports by
  • Visits: 1382
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rosicky Oo Ku Faraxsan Heshiis Kii Uu U Kordhiyay Arsenal.

    Laacibka qadka dhexe ee kooxda Arsenal Tomas Rosicky ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsanyahay heshiis kii uu u kordhiyay kooxdiisa Arsenal.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Laacibka qadka dhexe ee kooxda Arsenal Tomas Rosicky ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsanyahay heshiis kii uu u kordhiyay kooxdiisa Arsenal.

Tomas Rosicky iyo Per Mertesacker ayaa maanta heshiis cusub u saxiixay kooxda Arsenal, Rosicky oo lahadlay web-ka rasmiga ah ee kooxdiisa ayaa yiri "Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan joogo halkaan, waana awoodaa inaan ku faano midaas waayo waxaan joogaa halkaan waqti dheer waana sii joogi doonaa sidaas darted waan faraxsanahay”.

"Waxaan imaaday halkaan anigoo markasta maanka ku haya inaan joogo meshii igu habooneed, ilaa hadana sidaas ayaan dareemayaa”.

"Waxaan dareemayaa inaan ku jiro xaalad aad u wanaagsan, madareemaayo wax kaduwan wixii aan dareemaayay sanadihii lasoo dhaafay, waxaan ahay 33 jir waana suuro gal wax kasta inay isbadalaan”.

La Wadaag Maqaalkaan Asxaabteeda arsenal 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip