Madaxaweynaha Barcelona Bartomeu: "Carles Puyol Wuxuu Ku Jiri Doonaa Taariikhda Kooxda Barcelona

0
Wednesday March 05, 2014 - 10:24:40 in Sports by
  • Visits: 1471
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxaweynaha Barcelona Bartomeu: "Carles Puyol Wuxuu Ku Jiri Doonaa Taariikhda Kooxda Barcelona

    Madaxwaynaha kooxda Barcelona josep maria bartomeu ayaa ka hadlay katagi taanka uu ku dhawaaqay kabtanka kooxda ree Spain Carles Puyol inuu katagi doono kooxda dhamaadka xili ciyaareed kan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwaynaha kooxda Barcelona josep maria bartomeu ayaa ka hadlay katagi taanka uu ku dhawaaqay kabtanka kooxda ree Spain Carles Puyol inuu katagi doono kooxda dhamaadka xili ciyaareed kan.

Bartomeu ayaa sheegay in Puyol uu ku jiri doono taariikhda kooxda Barcelona waligiis isagoona ugu mahad celiyay wixii uu u soo qabtay kooxda.

josep maria Bartomeu ayaa ku soo qoray Boggiisa Twitter-ka isla markii uu shaaciyay Puyol inuu go,aansaday inuu isaga tago Barcelona dhamaadka xili ciyaareed kan.

"Puyol wuxuu ku jiri doonaa tariikhda kooxda Barcelona waligiis, waxaan jecelnahay inaan uga mahad celino wax walba oo uu u soo qabtay kooxda
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip