Neymar oo dhaawac ku seegi doona inta ka hartay Koobka aduunka+Sawiro

0
Saturday July 05, 2014 - 09:00:29 in Sports by Web Admin
  • Visits: 3275
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Neymar oo dhaawac ku seegi doona inta ka hartay Koobka aduunka+Sawiro

    Xidiga ay ku duulan xulka Brazil Neymar, ayaa seegi doona inta ka harsan Koobka Aduunka,kadib markii uu ka jabay dhabarka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xidiga ay ku duulan xulka Brazil Neymar, ayaa seegi doona inta ka harsan Koobka Aduunka,kadib markii uu ka jabay dhabarka.



neymar8

Rodrigo Lasmar, oo ah dhaqtarka xulka Brazil, ayaa sheegay in Neymar uusan laadin doonin Kubadmudo 4 Isbuuc ah, taasoo ka dhigan inuu seegi doono Koobka Aduunka inta ka hartay.

” Ma ahan dhaawac culus, umana baahnaan doono in qaliin la marsiiyo” ayuuRodrigo Lasmar u sheegay Warbaahinta.

Daawo Sawirada Dhaawaca Neymar:

neymar10

nerymar9neymar1neymar2neymar3neymar4neymar7






neymar8


Midnimo.com
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip