Badalki Ugu weynaa Ciyaar Kubada Cagta Aduunka ah oo Xalay Dhacay

0
Sunday July 06, 2014 - 11:18:10 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2131
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Badalki Ugu weynaa Ciyaar Kubada Cagta Aduunka ah oo Xalay Dhacay

    Goolhayaha Kooxda Newcastle Tim Krul ayaa badal kusoo galay ciyaarti adkeed ee Xalay dhax martay Xulalka Holand iyo Costrica daqiiqadi marka ee mareesay 120 Minutes isagoona qabsaday shaqadi loo soo geliyay ee ahaad inuu door muhiim ah ka ciyaaro goo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Goolhayaha Kooxda Newcastle Tim Krul ayaa badal kusoo galay ciyaarti adkeed ee Xalay dhax martay Xulalka Holand iyo Costrica daqiiqadi marka ee mareesay 120 Minutes isagoona qabsaday shaqadi loo soo geliyay ee ahaad inuu door muhiim ah ka ciyaaro gool kulaadadki.

Waxa uu bad baadiyay Laba Rigoore sidaasna waxa uu xulkiisa Holand usababay iney tiigsadaan Kulanka Semi Finalaha ah.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip