Maxaa kala heysta Mourinho vs Wanger Lugta 7 ee Horyaalka Ingiriiska?!!

0
Saturday October 04, 2014 - 13:27:07 in Wararka by
  • Visits: 1995
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa kala heysta Mourinho vs Wanger Lugta 7 ee Horyaalka Ingiriiska?!!

    Waxaa usbuucaan hadii Alle idmo ka qabsoomi doona Qaar ka mida Garoomada Kala duwan ee Magaalooyinka Dalka Ingiriiska Kulamada Lugta 7 ee Wareega 1aad ee Horyaalka ingiriiska 2014-2015 waxaana kulanka Fiirada gaarka ah loo ,leeyahay uu u dhaxeeyaaa K

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa usbuucaan hadii Alle idmo ka qabsoomi doona Qaar ka mida Garoomada Kala duwan ee Magaalooyinka Dalka Ingiriiska Kulamada Lugta 7 ee Wareega 1aad ee Horyaalka ingiriiska 2014-2015 waxaana kulanka Fiirada gaarka ah loo ,leeyahay uu u dhaxeeyaaa Kooxaha ka wada dhisan caasimaada London ee Chelsea vs Arsenal oo Fooda is dari doona Axada.

Usbuuca 7 ee Horyaalka Ingiriiska 2014-2015 sidaan ayey kooxaha iksu arki doonaan

Sabti. 4-10-2015

Hull City vs Crystal Place

Leicester City vs Burnlay. labadan Koox Xili ciyaareedkaan ayey ka yimaadeeen Heerka 2aad

Liverbool vs West Brom

Sunderland vs Stoke City

Swansea City vs Newcastle

Aston Villa vs Man city.

Axada 5-10-2014

Man utd vs Everton. Waa ciyaar la wada sugayo

Chelsea vs Arsenal. Ciyaartaan oo ah tan Usbuuca Lugta 7 ee Horyaalka ingiriiska 2014-2015 ka sakow kulankaan 2 koox waxa uu si gaara ugu dhaxeeyaa Macalimiinta Mourinho vs Wanger

Totenham vs Southampton

Westham vs QPR

N.B Kooxda Chelsea ee wali dhinaceeda dhulka la dhigin kuna horkaceysa Horyaalka 16 dhibcood ayaa la isweydiinayaa Maxay kala kulmi doonaan Dhigooda Reer Londonee Arsenal oo Xifaaltan uu kala dhaxeeyo

Waxaa Diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle'Uurdoox'
Uurdoox2013@gmail.com

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip