Kaaraan oo si fudud ugu adkaatay Wadajir ciyaaraha futsalka degmooyinka

0
Sunday May 03, 2015 - 07:56:38 in Sports by
  • Visits: 2484
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kaaraan oo si fudud ugu adkaatay Wadajir ciyaaraha futsalka degmooyinka

    Kaaraan oo si fudud ugu adkaatay Wadajir ciyaaraha futsalka degmooyinka Garoonka futsalka lagu ciyaaro ee degamad Howlwadaag ayaa marti geliyay kulankii ugu dambeeyay is araga guroobyada waxaana ku balansanaa degmooyinka Wadajir VS Kaaraan oo qeyb k

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kaaraan oo si fudud ugu adkaatay Wadajir ciyaaraha futsalka degmooyinka Garoonka futsalka lagu ciyaaro ee degamad Howlwadaag ayaa marti geliyay kulankii ugu dambeeyay is araga guroobyada waxaana ku balansanaa degmooyinka Wadajir VS Kaaraan oo qeyb ka ah degmooyinka ka qeyb galaya tartanka.
Labada degmo ayaa horay isku soo arkay iyadoo natiijada ciyaartii horay ay ku soo idlaatay 5-3 ay guusha ku raacday wiilasha Kaaraan balse labada degmo ayaa waxa ay ka sin naayen dhanka dhibcaha iyadoo kulanka labada degmo uu ahaa mid xiiso gooni leh, balse wiilasha degamada Wadajir ayaa soo xaadiri waayay garoonka waxaana saddex dhibcood ee kulanka la hooyday wiilasha degmada Kaaraan.

Safka horay ee Degamada Kaaraan:
1. No.6 Sakariye Sulaymaan Maxamed
2. No.10. Cali Nuur Cusmaan
3. No.5- C/qadir Xuseen Jawiil
4. No.8 Yasiin Macalin Cali
5. No.9 Shuceyb Cusmaan Xasan
6. No.4 C/Wali Axmed Guuleed
7. N0.2 Xasan Cusman Dawaan
8. No.11 Abuukar Cabdi Maxamed
9. No.20 Cali Xasan Abuukar
Degmooyinka hada ka soo baxay qeybaha is araga garoobyada waxaa ka mid aha:

1. XamarWayne 2. XamarJajab 3.Shangaani 4.Yaaqshiid 5.Boondheere
6.Waaberi 7.Dharkenlay 8.Kaaraan.

Garoonka ayaa marti gelinayo kulamada bugbaxa waxaana kulanka kowaad wada balansan degmooyinka Xamar JaJab iyo Yaaqshiid, halka kulanka
labaad ay is food saaridoonaan wiilasha Boondheere iyo Waaberi.
W/D: Maxamed Xuseen Qalinle
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip