Dhageeyso:-Muungaab oo Lagu Eedeyay in uu Degmada Warsheekh ka Hurinaayo Dagaal Beeleed

0
Tuesday May 19, 2015 - 00:07:45 in Wararka by
  • Visits: 1205
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageeyso:-Muungaab oo Lagu Eedeyay in uu Degmada Warsheekh ka Hurinaayo Dagaal Beeleed

    Xili Deegaano ka Tirsan Gobolka Shabeelada Dhexe Laga soo Warinaayo Xiisad Colaadeed Oo U Dhaxaysa Maleeshiyo kalla Taabsacsan Beelo Halkaasi Wadda Dega ayaa Waxaa Hurinta Colaadaasi Lagu Eedeyay Xasan Maxamed Xusseen Muungaab

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xili Deegaano ka Tirsan Gobolka Shabeelada Dhexe Laga soo Warinaayo Xiisad Colaadeed Oo U Dhaxaysa Maleeshiyo kalla Taabsacsan Beelo Halkaasi Wadda Dega ayaa Waxaa Hurinta Colaadaasi Lagu Eedeyay Xasan Maxamed Xusseen Muungaab
Maamulka Degmada Warsheekh Ee Gobolka Shabeeladda Dhexe ayaa Waxuu Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xusseen Muunagaab ku Eedeyay in uu Beelaha Halkaasi wada Degga Isku Diraayo

Gudoomiye Ku Xigeenka Amniga Iyo Siyaasadda Degmada Warsheekh Ee Gobolka shabeeladda Dhexe Maxamed cali Yuusuf oo Warbaahinta La Hadlay ayaa Waxaa uu sheegay in Muungaab uu Degmdaasi warsheekh ka Hirgaliyay Ceel Biyood kaasi oo Muran Dhaliyay

Xasan Maxamed Xusseen Muungaab Gudoomiyaha Gobolka Bnaaadir ayaa waxaa uu Ugu Baaqay in uu Arinkaani Lagu Eedeeynaayo uuu si Deg Deg ah Uga Jawaabo

Maxamed Cali Yuusuf Gudoomiye Ku Xigeenka Amniga Iyo Siyaasadda Degmada Warsheekh Ee Gobolka shabeeladda Dhexe ayaa Waxaa uu Sidoo kale Carabka Ku Dhuftay in ay Haatan Wadaan Qorshe yaal ay ku Doonayaan in ay ku Hakiyaan Colaad Halkaasi ka Dhalatta
Muungaab ayaa Laga War Dhowrayaa sidda uu Eedeeyntaani loo Jeedinaayo uga Jawaabo


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip