Xildhibaanadda Baarlamaanka oo Maanta Meel Marinaayo Mooshinka Jubbaland

0
Saturday May 23, 2015 - 07:34:17 in Wararka by
  • Visits: 895
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanadda Baarlamaanka oo Maanta Meel Marinaayo Mooshinka Jubbaland

    Xubnaha Xildhibaanadda Baarlamaanka Federaalka ah Ee Soomaaliya oo Maanta oo Sabti ah Kullan ku leh Xarunta Golaha Shacabka Ee Magaalada Muqdisho ayaa Waxaa ay Go'aan ka Gaari Doonaan Mooshin Laga soo Gudbiyay Xildhbaanadda Maamulka Jubbaland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xubnaha Xildhibaanadda Baarlamaanka Federaalka ah Ee Soomaaliya oo Maanta oo Sabti ah Kullan ku leh Xarunta Golaha Shacabka Ee Magaalada Muqdisho ayaa Waxaa ay Go'aan ka Gaari Doonaan Mooshin Laga soo Gudbiyay Xildhbaanadda Maamulka Jubbaland


Xildhibaanadda ayaa Labo Mid Ka Gaari Doono Kullanka Maanta Ee Baarlamaanka in La Hakiyo Mooshinka ka Dhanka ah Xildhibaanadda Baarlamaanka Maamulka Jubba iyo in ay Xildhibaanaddu ku Adkeystaan in Maashinka lasii Wado

Golaha Wsaiiradda Ayaa waxaa ay Horay Ugu Baaqeen in la Joojiyo oo Dib loo Dhigo Mooshinka ka Dhanka ah Xildhibaanadda Baarlamaanka Maamulka Jubbaland

Maanta oo Sabti ah ayaa Go'aanka Xildhibaanadda la Arki Doonaa


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip