Kulan muhiim ah oo Muqdisho kusoo idlaaday

0
Sunday October 18, 2015 - 16:28:10 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 359
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulan muhiim ah oo Muqdisho kusoo idlaaday

    Shir looga hadlayay Sugidda Amniga oo ay ka qayb galeen Ma'uuliyiin ka tirsan Dowladda ayaa lagu soo gaba-gabeeyay Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shir looga hadlayay Sugidda Amniga oo ay ka qayb galeen Ma'uuliyiin ka tirsan Dowladda ayaa lagu soo gaba-gabeeyay Magaalada Muqdisho.

Shirka oo muddo labo maalin ah ka socday magaalada Muqdisho ayaa looga wada hadlay sida ugu fudud ee Hay’adaha Dowladda iyo Shacabka ay u wada shaqayn karaan amniga iyo sida looga hortagi karo falalka Argagixisada Shabaab ay shacabka la maaganyihiin.

Madaxa haya’adda wacyigalinta bulshada ee C.C.A Maxamed Cajiib ayaa balan qaaday in Wasaaradda amniga iyo guud ahaan hay’adaha Ammaanka ay kal shaqayn doonaan Amniga.

Guddoomiyaha degmada Cabdicasiis Cismaan Muxudiin Cali Cariif ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay Wasaaradda Amniga kala shaqaynayaan ka hortagga Falalka Amni darro ee kooxda Argagixisada ah ay la maaganyihiin Shacabka iyo Dowladda.

Wasiirka Amniga Gudaha Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo shirka soo xiray ayaa Sheegay in y falalka kooxda Argagixisada Shabaab ay ku kacaan inay raad ku leheen diinta Islaamka.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip