“Giovani Dos Santos.” Waxaan rabaa inaan noqdo Ronaldaha Labaad &Arsen Winger oo Baadi goobaayo Ciyaartoy Tayo Leh.

0
Monday August 04, 2008 - 13:39:00 in Sports by Central Office. Office
  • Visits: 1572
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    “Giovani Dos Santos.” Waxaan rabaa inaan noqdo Ronaldaha Labaad &Arsen Winger oo Baadi goobaayo Ciyaartoy Tayo Leh.

    Ciyaaryahanka reer Maxico ee ka soo tagay sanadkan kuna soo biiray Naadiga Tottenham Giovan Dos Santos ayaa sheegay in uu wax weyn ku soo kordhin doono Naadiga Spurs ka, maadaama uu boos joogto ah ka waayay Barcelona.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaaryahanka reer Maxico ee ka soo tagay sanadkan kuna soo biiray Naadiga Tottenham Giovan Dos Santos ayaa sheegay in uu wax weyn ku soo kordhin doono Naadiga Spurs ka, maadaama uu boos joogto ah ka waayay Barcelona.

Ciyaaryahanka reer Maxico ee ka soo tagay sanadkan  kuna  soo biiray Naadiga Tottenham Giovan Dos Santos ayaa sheegay in uu wax weyn ku soo kordhin doono Naadiga Spurs ka, maadaama uu boos joogto ah ka waayay Barcelona.

Ciyaaryahankan ayaa ahaa no 2 aad  labaad  ugu weyn ay la soo wareegto Barcelona laakin nasiib daro kama helin boos joogto iyadoo haalkaas ay joogaan Ciyaartoy Magac weyn ku leh kubadda cagta sida Henry, Eto iyo Messi.

Arsen Winger oo Baadi goobaayo Ciyaartoy Tayo Leh.

Tababaraha Naadiga Arsenal Arsen Winger ayaa sheegay inuu xiiseynaayo Ciyaaryahanka qadka ugu ciyaaro Naadiga Aston Villa Gareth Barry.

Kadib guushii ay ka gaareen Shalay Real Madrid ayuu Winger u sheegay Websiteka ay Kooxda Arsenal leedaha arsenal.com  aniga ma ogi in Gareth Barry uu ka tagaayo iyo in kale Naadiga Villa.

Waan jaclahay Ciyaaryahan Barry iyo Sadax kale oo aan halkaan Magacooda ku soo koobi Karin, aniga maba aqaan wax aan diin sheego laakin waa arki doontaan hadii aan lasoo saxiixano Ciyaaryahan.


Hassan Omar Osman (Jaana)
xasanjuungal@hotmail.comEmail:
Tel:- +2521-5541199
Warsheekh, Muqdisho

 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip