Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeayay Dalka Kenya + Sawirro

0
Tuesday May 31, 2016 - 12:52:21 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 253
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeayay Dalka Kenya + Sawirro

    Madaxweynihii Hore ee Soomaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Nairobi ee Caasimada dalka Kenya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii Hore ee Soomaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Nairobi ee Caasimada dalka Kenya.

Jaaliyada Somaliyeed ee Magaalada Nairobi ayaa si weyn ugu qeyb qaadatay soo dhaweynta loo sameeyay Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii hore ee dalka oo muddooyinkii dambe ku sugnaa dalka Sacuudiga.

Mudane Shiikh Shariif sheikh Axmed ayaa kulamo la qaatay Madaxda Jaaliyada soomaliyeed ee Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, inkastoo aan la ogeyn waxyaabaha uu kala hadlay hadana waxaa la aaminsan yahay in ujeedkiisa ugu weyn uu yahay arrimaha Olalaha doorashooyinka sanadkaan 2016-ka.

Madaxweynihii Hore ee Soomaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa dhawaan ku dhawaaqay in uu yahay musharax u taagan qabashada xilka Madaxweynaha soomaliya, isagoo dhawaanahaan ku sugnaa boqortooyada Dalka Sacuudi Arabia.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip