Ciidanka Nabad-Sugida Somaaliya Oo Gacanta Ku Dhigay Qaraxyo Iyo Ragii Waday + Sawirro

0
Tuesday May 31, 2016 - 21:57:04 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 777
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Nabad-Sugida Somaaliya Oo Gacanta Ku Dhigay Qaraxyo Iyo Ragii Waday + Sawirro

    Ciidmada dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay Gaari ay saaranyihiin hub iyo walxaha qarxa, kaas oo ay ciidamadu sheegeen in la doonayay in lagu qalqalgaliyo amaanka magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidmada dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay Gaari ay saaranyihiin hub iyo walxaha qarxa, kaas oo ay ciidamadu sheegeen in la doonayay in lagu qalqalgaliyo amaanka magaalada Muqdisho.

Afhayeenka maamulka gobolka Banadaair C/fataax Cumar Xalane oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in maalmahan lagu raad joogay ragan, isagoo tilmaamay in ragan la soo qabtay sharciga la horgeyn doono sharciga.

Ciidamada dowladda waxa ay howlgal ka sameeyeen deegaanka Ceelasha Biyaha halkaas oo lagu soo qab qabtay ilaa 4 qof oo uu ku jiro horjoogihii hubka iyo qaraxyada gaariga ku soo raray.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip