Maamulka Jubbaland Oo Beeniyay In Xabsiga Magaalada Kismaayo Laga Sii daayay Rag Ka Tirsan Daacish

0
Monday July 04, 2016 - 12:46:35 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 235
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Jubbaland Oo Beeniyay In Xabsiga Magaalada Kismaayo Laga Sii daayay Rag Ka Tirsan Daacish

    Maamulka Jubbaland ayaa beeniyay in xabsiga magaalada Kismaayo laga sii daayay 7 nin oo ka tirsan Kooxda Daacish.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Jubbaland ayaa beeniyay in xabsiga magaalada Kismaayo laga sii daayay 7 nin oo ka tirsan Kooxda Daacish.

Waxay sheegeen maamulka Jubbaland in uusan warkaas raad laheyn ,islamarkaana ay jiraan dad wararkaas ka faafiyay maamulka Jubbaland.

Afhayeenka laamaha amniga maamulka Jubbaland oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in aysan jirin shaqsiyaad ka tirsan Daacish oo laga sii daayey xabsiga magaalada kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa soo baxaayay warar sheegaya in 7 nin oo ka tirsan Daacish laga sii dayay xabsiga magaalada Kismaayo.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip