Madaxweyne Axmed Madoobe Oo Hambalyo U Diray Kooxda Jubbaland

0
Saturday July 23, 2016 - 09:49:04 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 297
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Axmed Madoobe Oo Hambalyo U Diray Kooxda Jubbaland

    Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa hambalyo u diray kooxda Jubbaland oo u soo gudubtay finaalka tartanka maamul goboleedyada dalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa hambalyo u diray kooxda Jubbaland oo u soo gudubtay finaalka tartanka maamul goboleedyada dalka.

Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa sheegay in uu ku faraxsanyahay in ay heerkaas ay soo gaarto kooxda jubbaland oo shalay guul ka gaartay kooxda Banaadir.

Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa ugu baaqay kooxda Jubbaland in ay ilaaliyaan anshaxa ayna yareeyaan khaladaadka.

Ciyaar aheyd mid la isku daalay ayaa gaba gabadii waxa ay ku soo idlaatay Rigoorayaal 7 iyo 8 oo ay ku soo gudubtay kooxda Jubbaland.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip