Ciidamada NISA Oo Caawa Gacanta Ku Dhigay Gaari Siday Walxaha Qarxa

0
Saturday July 23, 2016 - 22:14:28 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 796
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada NISA Oo Caawa Gacanta Ku Dhigay Gaari Siday Walxaha Qarxa

    Ciidamada Nabad sugida Dowlada Soomaliya ayaa gacanta ku dhigay gaari ay saarnaayeen waxyaabaha qarxa oo marayay degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Nabad sugida Dowlada Soomaliya ayaa gacanta ku dhigay gaari ay saarnaayeen waxyaabaha qarxa oo marayay degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir.

Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane oo la hadlay warbaahinta ayaa xaqiijiyay in ciidamada amaanka ay ku guuleysteen in ay gacanta ku dhigaan gaariga kadib markii ay hareereeyeen.

Dhanka kale C/fitaax Cumar Xalane waxa uu sheegay in gaariga ay saarnaayeen hubka noocyadiisa kala duwan islamarkaana ay saxaafada ay usoo bandhigi doonaan saacadaha soo socda.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip