Wafdi Caalami Ah Oo Maanta Ku Wajahan Baledweyne

0
Sunday July 24, 2016 - 12:33:46 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 305
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wafdi Caalami Ah Oo Maanta Ku Wajahan Baledweyne

    Siyaasiin iyo sidoo kale xildhibaano ayaa Maanta ku wahajan magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasiin iyo sidoo kale xildhibaano ayaa Maanta ku wahajan magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Ujeedka ay ugu wajahan yihiin magaalada Beledweyne ayaa lagu sheegay in ay tahay caleema saarka Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo maanta la filayo in ay ka dhacdo magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka hiiraan.

Xildhibaan Xasan Ibraahim oo ka mid ah xildhibaanada dowladda Soomaaliya oo saxaafada ku la hadlay garoonka diyaaradaha muqdisho ayaa sheegay in ay maanta gaari doonaan magaalada Beledweyne si ay uga qeyb galaan caleema saarka Ugaas Xasan Ugaas Khaliif .

Waxaa uu sheegay in caleema saarka ay ka qeybgalayaan gudoomiye ku xigeenada baarlamaanka Soomaaliya, wasiiro ka tirsan dowladda Soomaaliya, iyo sidoo kale siyaasiin si weyn looga yaqaano dalka Mareykanka.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip