Mid Ka Mid Ah Ragii Xalay Weerarka Ku Qaaday Maqaayada Banaadir Beach Oo Gacanta Lagu Dhigay + Sawirro

0
Friday August 26, 2016 - 12:09:39 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 813
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mid Ka Mid Ah Ragii Xalay Weerarka Ku Qaaday Maqaayada Banaadir Beach Oo Gacanta Lagu Dhigay + Sawirro

    Taliska Hay'adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa sheegay in Ciidamada ay ku guuleysteen in ay gacanta ku dhigaan isagoo nool mid kamid ahaa ragii xalay weerarka kusoo qaaday Maqaayada Banaadir Beach oo ku taala xeebta Liido ee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska Hay'adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa sheegay in Ciidamada ay ku guuleysteen in ay gacanta ku dhigaan isagoo nool mid kamid ahaa ragii xalay weerarka kusoo qaaday Maqaayada Banaadir Beach oo ku taala xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho,

Taliyaha Nabad sugida Gobalka Banaadir Cabdi Fareey ayaa Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONNA u sheegay in Ciidamada Nabad Sugida ay qabteen nin kamid ah ragii weerarka soo qaaday ahaana ninkii ka xeynayay gaarigii kowaad ee lagu qarxiyay Iridka Hore ee Maqaayada Banaadir Beach ee Magaalada Muqdisho.

Taliyaha Nabad sugida Gobalka Banaadir Cabdi Fareey ayaa sidoo kale sheegay in Ciidamada amaanka ay soo badbaadiyeen dad kor u dhaafaya 20-ruux ookamid ahaa dadkii ku caweynayay Maqaayada Banaadir Beach oo ku taala xeebta Liido.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip