Mareykanka Oo Liiska Argagixisada Ku daray Sheekh C/qaadir Muumin Oo Ah Madaxa Kooxda Daacish Ee Soomaaliya

0
Thursday September 01, 2016 - 19:38:02 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 218
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mareykanka Oo Liiska Argagixisada Ku daray Sheekh C/qaadir Muumin Oo Ah Madaxa Kooxda Daacish Ee Soomaaliya

    Dowladda Mareykanka ayaa Sheekh C/qaadir Muumin ku dartay liiska argagixisada ka dib markii ay sheegtay Waaxda arimaha dibada dowladda Mareykanka in Sheekh C/qaadir Muumin uu qatar ku yahay amniga dalka Mareykanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Mareykanka ayaa Sheekh C/qaadir Muumin ku dartay liiska argagixisada ka dib markii ay sheegtay Waaxda arimaha dibada dowladda Mareykanka in Sheekh C/qaadir Muumin uu qatar ku yahay amniga dalka Mareykanka.

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in Sheekh C/qaadir Muumin uu Madax ka yahay Koox ka jirta Soomaaliya oo gacan saar la leh ururka Daacish.

Go’aanka kasoo baxay Dowlada Mareykanka ayaa sidoo kale ogeysiinaya dadweynaha Mareykanka iyo beesha caalamka in Sheekh C/qaadir Muumin uu si firfircoon ugu lug lee yahay ficillo argagixiso.

Sheekh C/qaadir Muumin ayaa la sheegay in uu Al Shabaab u qori jiray dhalinyarada doonaysa in ay ku biirto ururkaasi.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip