Wariye Ka Tirsan Warbaahinta Dowlada Oo Dhaawac Ka Soo Garaay Dagaalkii Caawa Ka Dhacay Muqdisho

0
Tuesday September 13, 2016 - 21:46:34 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 932
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wariye Ka Tirsan Warbaahinta Dowlada Oo Dhaawac Ka Soo Garaay Dagaalkii Caawa Ka Dhacay Muqdisho

    Dagaalkii caawa ka dhacay Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa ku dhaawacmay wariye ka tirsan warbaahinta dowlada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaalkii caawa ka dhacay Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa ku dhaawacmay wariye ka tirsan warbaahinta dowlada.

Wariyaha dhaawacmay ayaa waxaa lagu magacabaa Wariye C/casiis Maxamuud Guuleed Afrika waxa uuna dhaawaca ka soo gaaray labadiisa lugood wariyaha ayaa hada waxaa lagu dabiibayaa mid ka mid ah isbitaalada ku yaala Magaalada Muqdisho.

Galabta gilinkii dambe ayaa waxaa dagaal xooga uu ka dhacay Degmada Boondheere kaas oo dhexmaray ciidamo kawada tirsan dowlada soomaaliya.

Dagaalka ayaa waxa uu u dhaxeeyay Ciidanka mititariga iyo kuwa booliska.

Ugu yaraan ilaa 3 qof ayaa ku dhimatay halka in kale ay ku dhaawacmeen dagaalka maanta ka dhacay Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir .

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip