Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Xooga Dalka Oo Caawa Lagu Dilay Degmada Hodan Ee Gobolka Banaadir

0
Sunday September 18, 2016 - 20:53:47 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 189
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Xooga Dalka Oo Caawa Lagu Dilay Degmada Hodan Ee Gobolka Banaadir

    Col. C/llaahi Sabriye Cabdulle oo ka tirsan Ciidanka XDS ayaa Caawa lagu dilay Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir sida uu Xaqiijiyay Guddoomiyaha Degmada Hodan Axmed Salaad.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Col. C/llaahi Sabriye Cabdulle oo ka tirsan Ciidanka XDS ayaa Caawa lagu dilay Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir sida uu Xaqiijiyay Guddoomiyaha Degmada Hodan Axmed Salaad.

Allaha u Naxariistee Col C/llaahi Sabriye Cabdulle ayaa la sheegay in ay dileen Koox Hubeysan kuwaas oo Goobta ka Cararay.

Dilka C/llaahi Sabriye Cabdulle ayaa ku soo aadaya Xilli Salaadii Maqrib ka dib Dagmada Waabari lagu dilay Fanaan ka tirsanaa Kooxda Onkod.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip