Wariye Cabdi Casiis Maxamed Cali Xaaji Oo Maanta Lagu Aasay Magaalada Muqdisho + Sawirro

0
Wednesday September 28, 2016 - 13:19:44 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1653
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wariye Cabdi Casiis Maxamed Cali Xaaji Oo Maanta Lagu Aasay Magaalada Muqdisho + Sawirro

    Waxaa shalay gelinkii dambe Degmada yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho lagu dilay Wariye ka tirsanaa Idaacadda Shabeelle.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa shalay gelinkii dambe Degmada yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho lagu dilay Wariye ka tirsanaa Idaacadda Shabeelle.

Wariyaha la dilay ayaa lagu magacaabi jiray C/casiis Maxamed Cali Xaaji waxaana uu ka tirsanaa Shaqaalaha Idaacadda Shabeelle.

Allaha u naxariistee Wariye Cabdicasiis Maxamed Cali Xaaji ayaa maanta lagu aasay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Aaska wariyaha ayaa waxaa kasoo qeyb galay inta badan wariyeyaasha kunool magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Qaar ka mid ah Ehelada Wariyaha ayaa goobta ka sheegay in Cabdi casiis uu ahaa nin firfircoon oo dabeecad furan.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip