Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Maanta Booqday Deegaano Ka Tirsan Maamulka Puntland

0
Wednesday September 28, 2016 - 20:00:28 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 400
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Maanta Booqday Deegaano Ka Tirsan Maamulka Puntland

    Ra'iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaake iyo xubno kale oo ka socday Maamulka Puntland ayaa maanta la kulmay Hogaamiyeyaasha qeybaha bulshada ee ku dhaqan Deegaanka Carmo oo ka tirsan Maamulka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaake iyo xubno kale oo ka socday Maamulka Puntland ayaa maanta la kulmay Hogaamiyeyaasha qeybaha bulshada ee ku dhaqan Deegaanka Carmo oo ka tirsan Maamulka Puntland.

R/Wasaaraha iyo xubnihii kale ee la socday oo kormeerkoodu la xiriiray u kuurgalida xaaladda nabadgelyo tan nolol ee halkaasi, waxaa Deegaankaasi ku soo dhoweeyay Hogaamiyeyaasha bulshada oo ka warbixiyay horumarka ay ku tallaabsadeen iyo caqabadaha jira.

Mudane Cumar C/rashiid oo maalmahaan booqashooyin ku maraya Deegaanno ka tirsan maamulka Puntlad,waxa uu saakay soo maray Deegaanka Waaciye oo la xaqiijiyay in ay ka jiraan biyo la’aan baahsan .

R/wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake waxa uu amar ku bixiyay in dadka ku dhaqan Deegaanka Waaciye loo sameeyo biyo dhaamin, isagoo si gaar ah u dalbaday in 20-Gaari oo ah kuwa biyo dhaaminta ay bilaabaan howlo biyo dhaamin ah

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip