Ugaas Muddo Ku Xernaa Magaalada Guriceel Oo La Daayay

0
Sunday October 02, 2016 - 22:36:44 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 152
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ugaas Muddo Ku Xernaa Magaalada Guriceel Oo La Daayay

    Ugaas Xasan Ugaas Maxamed oo Mudooyinkii dambe ku Xayirnaa Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud oo ay Maamulaan Maamulka Ahlusunna Waljameeca ayaa maanta waxaa uu gaaray Magaalada cadaado oo Xarun KMG ah u ah Maamulka Galmudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugaas Xasan Ugaas Maxamed oo Mudooyinkii dambe ku Xayirnaa Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud oo ay Maamulaan Maamulka Ahlusunna Waljameeca ayaa maanta waxaa uu gaaray Magaalada cadaado oo Xarun KMG ah u ah Maamulka Galmudug.


Ugaas Xasan Ugaas Maxamed ayaa Magaalada Cadaado waxaa ku soo dhaweeyay Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Maamulka Galmudug.

Ugaaskaan lagu soo dhaweeyay Cadaado waxaa marki hore ku dhagnaa maamulka Ahlu-suna oo u diidanaa in uu tago cadaado waxaana la xasuustaa in mararka qaar uu safri rabo in gurigisa lagu go’doomin jiray.

Magaalada Cadaado ayaa waxaa ka socda Qorshe lagu soo Xulayo Xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya,waxaana Ugaas Xasan uu qeyb ka noqonayaa Odayaasha ka qeyb qaadanaya soo xulitaanka Xildhibaanada Labada Gole Ee Dowladda Soomaaliya.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip