Xog:-Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Dowlada Soomaaliya Oo Ku Biiray Ururka Al Shabaab

0
Thursday October 06, 2016 - 22:03:01 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 424
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xog:-Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Dowlada Soomaaliya Oo Ku Biiray Ururka Al Shabaab

    Sarkaal Ka tirsanaa ciidamada Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa isku dhiibay Ururka Al Shabaab sida lagu daabacay Bogaga Internetka ee Al shabaab iyagoona soo bandhigay sarkaal kaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sarkaal Ka tirsanaa ciidamada Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa isku dhiibay Ururka Al Shabaab sida lagu daabacay Bogaga Internetka ee Al shabaab iyagoona soo bandhigay sarkaal kaasi.

Sarkaalkan ayaa lagu Magacaabaa Maxamed Cali Barre waxaana la sheegay in uu soo noqday Taliyaha sirdoona Iyo sahanka ee xooga Dalka.

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaan wali kahadlin sarkaalkan Al Shabaab aay soo bandhigeen.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip