Dowlada Galmudug Oo Ku Dhawaaqday Xubnaha Aqalka Sare

0
Sunday October 09, 2016 - 12:49:47 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 272
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowlada Galmudug Oo Ku Dhawaaqday Xubnaha Aqalka Sare

    Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa ku dhawaaqay Liiska dadka u sharaxan Xubnaha Aqalka Sare.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa ku dhawaaqay Liiska dadka u sharaxan Xubnaha Aqalka Sare.

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta maamulka Galmudug Maxamuud Aadan Cusmaan Masagaway oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in xubnahaani ay ku tartamayaan xubnaha Aqalka Sare.

Dadka ay soo bandhigeen maamulka Galmudug ayaa waxaa ka dhex muuqda siyaasiyiin si weyn looga yaqaano Soomaaliya.

Hoos ka Akhriso liiska Musharaxiinta maamulka Galmudug oo u taagan aqalka sare.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip