Doorashada Xubnaha Aqalka Sare Ee Dowlada Jubbaland Oo Ka Socoto Magaalada Jowhar + Sawirro

0
Wednesday October 19, 2016 - 15:03:33 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 334
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Doorashada Xubnaha Aqalka Sare Ee Dowlada Jubbaland Oo Ka Socoto Magaalada Jowhar + Sawirro

    Doorashada xubnaha u taagan Aqalka Sare ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta ka bilaabatay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Doorashada xubnaha u taagan Aqalka Sare ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta ka bilaabatay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland.

Xubnaha Aqalka Sare ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxaa u tartamaya ku dhawaad 17 musharax , waxaana looga baahan yahay oo keliya 8 xubnood.

Qaar ka mid ah guddiga doorashooyinka maamulka Jubbaland ayaa sheegay in doorashada ay bilaabatay , islamarkana lagu wado in Baarlmaanka ay u codeeyaan xubnaha Aqalka Sare.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip