Akhriso:-Magacyada Xubnaha Aqalka Sare Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

0
Wednesday October 19, 2016 - 23:49:16 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 390
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso:-Magacyada Xubnaha Aqalka Sare Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

    Waxaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya lagu doortay sideeda xubnood ee aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ku matali doona Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya lagu doortay sideeda xubnood ee aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ku matali doona Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Hoos ka Akhriso xubnaha Liiska Aqalka Sare ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.


1-Cabdikaafi Macalin Xasan

2-Xuseen Cali Xaaji Cabdalla

3-Zamzam Ibraahim Cali

4-Timiro Maxamed Cali

5-Xuseen Sheekh Maxamuud

6-Aadan Cabdi Aadan

7-Ilyaas Cali Xasan

8-Cabdulaahi Cabdi Jabriil



Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip