Xulka Sawirada Banaanbixi Siyaarada Sheekh Cabdi Celli & Sh: Maxamed ee Warsheekh (Daawo Sawirada)

0
Sunday October 23, 2016 - 14:36:16 in Wararka by Central Office. Office
  • Visits: 1622
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xulka Sawirada Banaanbixi Siyaarada Sheekh Cabdi Celli & Sh: Maxamed ee Warsheekh (Daawo Sawirada)

    Xili Xarunta degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada dhexe lagu soo gaba gabeeyay siyaaradi Sheekh Cabdi Celi iyo Sheekh Maxamed Sheekh Cabdiraxman ayaa waxa halkaan idinku soo gudbineenaa muuqaalo laga soo xulay kulan weynihi banaanbaxa siyaaradka M

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xili Xarunta degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada dhexe lagu soo gaba gabeeyay siyaaradi Sheekh Cabdi Celi iyo Sheekh Maxamed Sheekh Cabdiraxman ayaa waxa halkaan idinku soo gudbineenaa muuqaalo laga soo xulay kulan weynihi banaanbaxa siyaaradka Masha'iqda oo aad ka dheehan doontaan sidi aan kala sooca laheyn ee qeybaha kala gedisan ee umada Soomaaliyeed uga soo wada qeybgaleen.
Muuqaaladaan xulka ah ayaa waxa soo gudbintiisa iska kaashaday dhamaan howlwadeenada Xafiiska Shabakada Warsheekh ee Soomaaliya.




Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip