Xeebta Warsheekh oo mar qura soo jiidatay indhaha da'yarta Soomaaliyeed (Sawirro).

0
Friday December 02, 2016 - 22:17:03 in Wararka by Central Office. Office
  • Visits: 3758
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xeebta Warsheekh oo mar qura soo jiidatay indhaha da'yarta Soomaaliyeed (Sawirro).

    Xarunta Degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada dhexe ayaa waxaa maanta gaaray dhalinyaro Soomaaliyeed kuwaasi oo isaga kala yimid qaar kamid ah gobolada dalka Soomaaliyeed kuwaasi oo socdaal ee ugu magic dareen kudalxiis dalkaaga kusoo gaaray xeebta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xarunta Degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada dhexe ayaa waxaa maanta gaaray dhalinyaro Soomaaliyeed kuwaasi oo isaga kala yimid qaar kamid ah gobolada dalka Soomaaliyeed kuwaasi oo socdaal ee ugu magic dareen kudalxiis dalkaaga kusoo gaaray xeebta quruxda badan ee Warsheekh.
Maamulka degmada Warsheekh iyo qeybaha kala gedisan ee bulshada reer Warsheekh ayaa si diiran ugu soo dhaweeyay dhalintaani xarunta degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada Dhexe.

Dadka reer Warsheekh oo caan ku ah marti soorka iyo soo dhaweynta kalgacalka leh ayaa waxey dhalintaan kusoo wareejiyeen xaafadaha kala gedisan ee degmada Warsheekh iyadoo munaasbadi qadada kadib lagu marti qaaday iney ku dakeeyaan xeebta quruxda badan ee Warsheekh.

Tan iyo marki uu xilka degmada Warsheekh uu la wareegay maamulka uu daadihiyo Axmed Shiidka ayaa waxey Degmada Warsheekh mar qura soo jiidatay indhaha shacabka Soomaaliyeed hadii ahaan laheed Qurbo joog ama qaran joog.

Warsheekh Shabeelada dhexe.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip