Suldaan Aweys oo talo dhaxal galka kusoo gunaanaday doodi dhalinyarada dalxiiska (Video)

0
Monday December 12, 2016 - 00:18:23 in Wararka by Central Office. Office
  • Visits: 1044
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suldaan Aweys oo talo dhaxal galka kusoo gunaanaday doodi dhalinyarada dalxiiska (Video)

    Suldaan Aweys Suldaan Maxamuud "Suldaanka Beesha Celli) ayaa talo dhaxal gal ah kusoo gunaanaday doodi la xiriirtay dhalinyarada daxliiska Dalka ee booqashada dalxiiska ah kutagtay xarunta degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada Dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suldaan Aweys Suldaan Maxamuud "Suldaanka Beesha Celli) ayaa talo dhaxal gal ah kusoo gunaanaday doodi la xiriirtay dhalinyarada daxliiska Dalka ee booqashada dalxiiska ah kutagtay xarunta degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada Dhexe.
Suldaanka ayaa ugu horeyn uga mahadceliyay dhamaan shacabka Soomaliyeed gaar ahaan kuwa kasoo jeeda gobolada Galgaduud, Shabeelada dhexe, Shabeelada Hoose , Hiiraan iyo gobolka Banaadir oo si geesinimo leh uga jawaabay hadalki kasoo yeeray dhalinta dalxiisa isagoo ugu dambeentina ka codsaday in garnaqsigi kooxda la aqbalo isal markaana la milicsado cisiga iyo sharafka ee leeyihiin dadka reer Warsheekh oo ah mid ee Soomaali kawada markaati tahay.

Suldaanka ayaa dhambaalkaan muuqaalka ah waxa uu soo dhigay barta Facebooka oo kuleeyahay kaamiristaha faraha fudud Asayid Xuseen Xaaji.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip