Sawirro Hordhac Ah Oo Laga Soo Qaaday Xarunta Doorshada

0
Monday February 06, 2017 - 14:48:05 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 186
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro Hordhac Ah Oo Laga Soo Qaaday Xarunta Doorshada

    Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa waxaa lagu wadaa in Maalinta Arbacada ah ee nagu soo aadan ay ka dhacdo Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya waxaana xarunta Doorashada loo wareejiyay xerada Afasiyooni.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa waxaa lagu wadaa in Maalinta Arbacada ah ee nagu soo aadan ay ka dhacdo Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya waxaana xarunta Doorashada loo wareejiyay xerada Afasiyooni.

Xaruntan ayaa hore loogu qabtay shirkii madasha iyo beesha caalamka, waxaana talo ku soo jeediyay guddiga anshaxa, iyado xaruntii hore ee Jeneraal Kaahiye looga baqay arrimo dhinca ammaanka iyo musuqa ah.

Xarunta ay ka dhaceyso Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa la sheegay in qaadkeedu yar yahay maadaama Xildhibaanada Baarlamaanka labada Aqal ay ka kooban yihiin 330 Xildhibaan taasoo keeneysa in la Xadido Weriyeyaasha iyo dadka korjoogtada ka ah Doorashada Soomaaliya.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip