Dowlada Mareykanka Oo Soo Dhaweeysay Doorashada Madaxweynaha Cusub

0
Thursday February 09, 2017 - 09:41:16 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 178
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowlada Mareykanka Oo Soo Dhaweeysay Doorashada Madaxweynaha Cusub

    Dowlada Mareykanka ayaa u hambalyeysay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mohamed Abdullahi Mohamed (Farmaajo) oo xalay si aqlabiyad leh ay baarlamaanka Soomaaliya ugu doorteen gudaha Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowlada Mareykanka ayaa u hambalyeysay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mohamed Abdullahi Mohamed (Farmaajo) oo xalay si aqlabiyad leh ay baarlamaanka Soomaaliya ugu doorteen gudaha Magaalada Muqdisho.

Bayaan kasoo baxay waaxda arrimaha dibada Mareykanka ayaa lagu sheegay in Mareykanka uu si dhaw ula shaqeyn doonoono madaxweynaha cusub ee Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Dowlada Mareykanka ayaa ku dhiirigelisay hogaanka cusub ee Soomaaliya inuu tallaabo la aaminikaro uu u qaado sidii uu uga taqalusi lahaa musuq-maasuqa iyo sidii uu u sameyn lahaa hey’ado xoog leh oo kasoo shaqeeya doorashooyinka soo socda, si loo suurageliyo in Soomaaliya ay ka dhacdo doorasho hal qof iyo hal cod ah sanadka 2020-ka.

Bayaanka Waaxda Arrimaha Dibada ee Mareykanka ayaa sidoo kale lagu sheegay in Mareykanka uu Madaxweynaha iyo dowladda cusub ee Soomaaliya kala shaqeyn doono sare-uqaadida dib u heshiisiinta, howlaha gurmadka abaaraha, amaanka iyo dhisida hey,ado xoog leh oo fuliya dowlad wanaag iyo horumarinta umadda Soomaaliyeed.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip