Madaxweynaha Oo Kulan La Qaatay Madaxda Maamul Goboleedyada Dalka Ka Jira

0
Saturday February 11, 2017 - 13:59:06 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 143
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Oo Kulan La Qaatay Madaxda Maamul Goboleedyada Dalka Ka Jira

    Madaxweynaha cusub Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Maxamed ayaa la kulmay Madaxda maamul Goboleedyada dalka jira waxaana ay ka wada hadleen sidii loola shaqeyn lahaa Madaxweynaha cusub islamarkaana Madaxda maamul Gobolee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha cusub Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Maxamed ayaa la kulmay Madaxda maamul Goboleedyada dalka jira waxaana ay ka wada hadleen sidii loola shaqeyn lahaa Madaxweynaha cusub islamarkaana Madaxda maamul Goboleeyada ay qeyb uga noqon lahaayeen howlaha horumarinta dalka.

Kulanka ayaa sidoo kale waxaa looga hadlay sida ay uwada shaqeyn karaan Madaxda maamul Goboleedyada iyo Madaxweynaha Soomaaliya.

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble Siyaad oo Faahfaahin ka bixiyay kulanka ay la qaateen Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in Farmaajo uu Casuumay Madaxda maamul Goboleeyada.

Kulanka ay wada qaateen Madaxda maamul Goboleedyada dalka ka jira iyo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa waxaa ka maqnaa oo kaliya Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip