Xog:-Farmaajo & Xasan Sheekh Oo Kulan Xasaasi ah Ku Leh Villa Soomaaliya

0
Saturday February 11, 2017 - 15:55:13 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 937
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xog:-Farmaajo & Xasan Sheekh Oo Kulan Xasaasi ah Ku Leh Villa Soomaaliya

    Madaxweynaha cusub Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa haatan Xarunta Madaxtooyadda Soomaaliya ku leh Kulan albaabada ay u xiran yihiin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha cusub Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa haatan Xarunta Madaxtooyadda Soomaaliya ku leh Kulan albaabada ay u xiran yihiin.

War hoose oo ay heleyso Shabakada Warsheekh ayaa waxa ay sheegayan in labada mas’uul ay kawada hadlayaan isbadalka ku dhacay xarunta Madaxtooyadda, waxaa sidoo kale la xaqiijiyay in Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo lagu soo dhex wareejiyay qeybo kamid ah Villa Soomaaliya.

Waxaa sidoo kale kulanka loogu hadlaayaa xil wareejinta Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo la wareegitaanka Maxamed C/laahi Farmaajo oo dhawaan ku guuleystay xilka Madaxweynaha Soomaaliya iyo qaban-qaabada xafladda Caleema-saarka .

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip