Saraakiil Ka Tirsan DFS Oo Maanta Lagu Dilay Gobolka Sh/hoose

0
Sunday February 12, 2017 - 14:56:55 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 264
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saraakiil Ka Tirsan DFS Oo Maanta Lagu Dilay Gobolka Sh/hoose

    Abaandulihii guuutada 6-aad ee qeybta 12-ka Abriil Korneel Xeyle iyo Taliyihii Ururka 1-aad ee Guutada 6-aad Maxamed Xasan baakaati ayaa la xaqiijiyay in Maanta lagu dilay qeybo kamid ah Gobolka Shabeellaha Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abaandulihii guuutada 6-aad ee qeybta 12-ka Abriil Korneel Xeyle iyo Taliyihii Ururka 1-aad ee Guutada 6-aad Maxamed Xasan baakaati ayaa la xaqiijiyay in Maanta lagu dilay qeybo kamid ah Gobolka Shabeellaha Hoose.

Saraakiishaan ayaa u geeriyooday Qarax qabsaday gaari ay la socdeen oo ka yimid degmada Walaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose iyagoo ku soo jeeday deegaanada Tixsiile, iyo Warmaxan halkaas oo xalay ay weerar ku soo qaadeen Dagaalyahano ka tirsan Al Shabaab sida ay xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Ciidanka dowlada Soomaaliya.

Ilaa iyo hada majiro wax war ah oo kasoo baxay Saraakiisha Sar sare ee Ciidanka xooga dalka Soomaaliya oo ku aadan Saraakiishan maanta lagu Dilay qeybo kamid ah Gobolka Shabeellaha Hoose.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip