Xildhibaan Siciid Xasan Geeddi Oo Maanta Muqdisho Lagu Aasay + Sawirro

0
Monday February 13, 2017 - 15:26:41 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 617
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Siciid Xasan Geeddi Oo Maanta Muqdisho Lagu Aasay + Sawirro

    Allaha u naxariistee waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu aasay Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya kaa xalay ku geeriyooday Isbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allaha u naxariistee waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu aasay Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya kaa xalay ku geeriyooday Isbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho.

Xildhibaanka oo lagu magacaabo Siciid Xasan Geedi ayaa maalmihii la soo dhaafay ku xanuunsanayay Magaalada muqdisho,waxana xanuunkaas uu ugu geeriyooday Isbitaalka Digfeer oo ku yaalla gudaha Muqdisho.

Marxuum Siciid Xasan Geedi ayaa heestay Darajada Janaraalnimo oo uu helay xiligii dowladdii Kacaanka,waxana hada uu kamid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka ee lagu doortay Muqdisho ee ka soo jeeda deegaanada Maamulka Somaliland.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip