Taliye Ku Xigeenkii Hore Ee NISA Oo Muqdisho Lagu Dhaawacay

0
Saturday February 18, 2017 - 13:53:14 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 890
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliye Ku Xigeenkii Hore Ee NISA Oo Muqdisho Lagu Dhaawacay

    Waxaa maanta Magaalada Muqdisho gaar ahaan Isgoyska Ceel Gaabta ee Degmada Xamar Jajab lagu dhaawacay Taliye ku xigeenkii hore Ciidanka Hay'adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Qaranka Gen Xasan Dheere.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa maanta Magaalada Muqdisho gaar ahaan Isgoyska Ceel Gaabta ee Degmada Xamar Jajab lagu dhaawacay Taliye ku xigeenkii hore Ciidanka Hay'adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Qaranka Gen Xasan Dheere.

Kooxo hubeysan oo Watay Gaari ayaa hordhigtay Gaari uu saarnaa Taliye ku xigeenkii hore Ciidanka Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Qaranka Xasan Dheere waxaana ay ku fureen Xabado sida ay sheegeen dad goobjoogayaal.

Weerarkaasi ayaa waxaa sidoo kale ku dhaawacmay Darawalkii Xasan Dheere , waxaana sidoo kale ku dhintay hal Askari.

Kooxihii Weerarka geystay ayaa goobta ka baxsaday , waxaana halkaasi soo gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip