Afhayeenkii Hore Ee Ximin Iyo Xeeb Oo Maanta Muqdisho Lagu Qaarijiyay

0
Saturday February 18, 2017 - 14:53:25 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 220
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afhayeenkii Hore Ee Ximin Iyo Xeeb Oo Maanta Muqdisho Lagu Qaarijiyay

    Allaha u Naxariitee waxaa Maanta Weerar ka dhacay meel ku dhow Isbitaalka Digfeer Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ku dhintay Afhayeenkii hore ee maamulka Ximin iyo Xeeb Maxamed Cumar Hagafey.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allaha u Naxariitee waxaa Maanta Weerar ka dhacay meel ku dhow Isbitaalka Digfeer Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ku dhintay Afhayeenkii hore ee maamulka Ximin iyo Xeeb Maxamed Cumar Hagafey.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Maxamed Cumar Hagafey oo horey usoo noqday Afhayeenkii mamulka Ximin iyo Xeeb in lagu weeraray meel u dhaxaysa Isbitaalka Digfeer iyo isgoyska Tarbuunka ee Magaalada muqdisho islamarkaana halkaas lagu Qaarijiyay.

Hagafeey ayaa horay u soo noqday Afhayeenkii maamulka Ximin iyo Xeeb ee fadhigiisu ahaa Degmadda Cadaado ee Galgaduud , mana jirto cid sheegatay Mas’uuliyada Weerarkaan lagu dilay Allaha u Naxariistee Afhayeenkii hore ee mamulka Ximin iyo Xeeb Maxamed Cumar Hagafey.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip