Farmaajo Oo Booqday Dhaawacyada Qaraxii Shalay + Sawirro

0
Monday February 20, 2017 - 13:10:50 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 568
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Farmaajo Oo Booqday Dhaawacyada Qaraxii Shalay + Sawirro

    Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa xalay booqday Isbitaal Madiina oo ay ku jiraan dadkii ku dhaawacmay Qaraxii shalay ka dhacay suuqa Kaawo-godey ee Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa xalay booqday Isbitaal Madiina oo ay ku jiraan dadkii ku dhaawacmay Qaraxii shalay ka dhacay suuqa Kaawo-godey ee Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.

Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) Madaxweynaha Jamhuuriayada Federaalka Soomaaliya ayaa caafimaad deg deg ah Alle uga baryay dadkii ku dhaawacmay Qaraxii shalay ka dhacay Suuqa Kaawo-godey ee Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.

Waxa uu sheegay in Caafimaad deg deg ah oo dhanka diibadda ah loo qaadi doono dhaawacyada daran, si halkaasi loogu soo dabiibo.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip