Akhri:-Golaha Wasiirada Maamulka Hirshabeelle Oo Lagu Dhawaaqay

0
Monday February 20, 2017 - 19:14:31 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 254
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhri:-Golaha Wasiirada Maamulka Hirshabeelle Oo Lagu Dhawaaqay

    Madaxweynaha dowlada Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa goor dhow ku dhawaaqay Golaha Wasiirada dowladiisa iyadoo laga sugayay muddo saddex Bilood ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dowlada Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa goor dhow ku dhawaaqay Golaha Wasiirada dowladiisa iyadoo laga sugayay muddo saddex Bilood ah.

Golaha Wasiirada uu Magacaabay Madaxweynaha dowlada Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa waxa ay badankood yihiin Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle waxaana ay ka kooban yihiin 23 Wasiir 6 Wasiiru dowle iyo 23 Wasiir ku Xigeen.



Hoos ka Akhriso Magacyada Golaha Wasiirada uu ku dhawaaqay Madaxweyne Cali Cabdulaahi Cosoble.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip