Beesha Mudulood oo soo dhaweysay Ra'isul wasaaraha cusub

0
Friday February 24, 2017 - 22:14:29 in Wararka by Central Office. Office
  • Visits: 671
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Beesha Mudulood oo soo dhaweysay Ra'isul wasaaraha cusub

    Xildhibaanada beesha Mudulood iyo odayaasha dhaqanka oo u hambalyeeyay R. Wasaaraha magacaaban mudane Xasan Cali Kheyre, waxey u sheegeen inuu yahay shaqsi mudan xilka, madaxweyneMohamed Farmaajo-na uu asiibay magacaabistaada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada beesha Mudulood iyo odayaasha dhaqanka oo u hambalyeeyay R. Wasaaraha magacaaban mudane Xasan Cali Kheyre, waxey u sheegeen inuu yahay shaqsi mudan xilka, madaxweyneMohamed Farmaajo-na uu asiibay magacaabistaada.


Waxaad moodaa in soomaalidi ay bilaabayaan fahamka iyo macnaha uu leeyahay isqadarinta, weyneynta walaalka iyo in wadanka kawada dhexeeyo, oo cid weliba masuuliyad ka saarantahay, isxisaabintana ay tahay isasixid!

Soomaalida kalana waxaan ka sugnaa waaintaa, si wadanka u dhismo, qofki masuuliyadiisa ka soo bixiwaayana leys dhaafiyaa laakin aan laga hordhicin isagoon hawlgelinba..!

Soomaalida, waxaan Ilaah uga baryaaya iney noqdaan, kuwa ku xaq dhowra qofka waxqabadkiisa, iyagana iney mid yihiin tusa, oo wixi ka xumaado ay kawada xumaadeen, wixi u hagaagana sidookale ay u wada hagaageyn.

Xukun la rido markasta waa kii dambeeya haddiisa la soo hormariyo iyadoo muuqa qofka iyo qabiilkiisa sal looga dhigaayo....! Waa waali dhaqan umadeed qeyb libaax ku yeelatay!

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip