Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalkii Degmada Cadale

0
Saturday February 25, 2017 - 14:47:51 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 419
  • (Rating 3.7/5 Stars) Total Votes: 6
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalkii Degmada Cadale

    Faah faahin dheeraad ayaa waxa ay kasoo baxeysaa Dagaal labo maleeshiyo beeleed u dhaxeeya oo ka dhacay Tuulooyin hoos-taga Degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Faah faahin dheeraad ayaa waxa ay kasoo baxeysaa Dagaal labo maleeshiyo beeleed u dhaxeeya oo ka dhacay Tuulooyin hoos-taga Degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Dagaalkan oo shalay gelinkii dambe ka dhacay inta u dhaxeysa Tuulooyinka bur-dheere iyo Caddow Uul ayaa waxaa ka dhashay dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray dhinac yadii halkaasi ku dagaalamay.

Ugu yaraan 6 qof ayaa ku dhimatay halka 2 kale ay ku dhaawacmeen dagaalka ka dhacay Degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Dagaalkan ka dhacay Degmada Cadale ayaa waxa uu salka ku hayay dil todobaad ka hor ka dhacay tuulooyin ku dhow Degmada Cadale.

Degmada Cadale ayaa hadda waxaa ka taagay khilaafka u dhaxeeya beelaha ood wadaadda ah,waxaana maamulka degmadaas uu maamulka Hirshabeelle ugu baaqay in ay faragelin ku sameeyaan hakinta isku dhacyada u dhaxeeya beelaha deriska ah.

 
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip